Ra’iisul Wasaaraha UK Keir Starmer oo Raalli-gelin Bixiyey
siyaasadLondon — Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Midowday, Keir Starmer, ayaa raalli-gelin rasmi ah ka bixiyey dhibbanayaashii Jeffrey Epstein kadib markii uu hore ugu magacaabay Peter Mandelson safiirka UK u fadhiya Maraykanka, inkastoo ay jireen walaacyo la xiriiray xiriirkiisa dambiilaha galmada ee geeriyooday. Starmer ayaa sheegay in muddo la ogaa in Mandelson uu yaqaanay Epstein, balse aan […]
Read More